

WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA
SOMALI MINISTRY OF FISHERIES AND MARINE RESOURCES
Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda waxay qaabilsan tahay hawlaha kalluumaysiga iyo khayraadka badda dalka Soomaaliya meeshaas oo ay shati bixiso. Wasaaraddan waxay bixisaa shatiga kalluumaysiga iyo ka aa'iidaysiga khayraadka baddan.